Shirweynaha sannadlaha ee Ganacsiga Hindiya Iyo Africa ee (Indian African conclave 19th CII)

Shirweynaha sannadlaha ee Ganacsiga Hindiya Iyo Africa ee (Indian African conclave 19th CII) oo ka Sacdo magaalada New Delhi ee dalka Hindiya, islamarkaana ay martigaliso dowladda Hindiya oo ay sannadkan ka soo qeybgaleen masuuliyiin kala duwan oo ka socday dowladaha Africa. Dhanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa shirka uga qeyb galay Wasiir Dowlaha Wasaaradda Ganacsiga…