Safiirka Safaradda Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Mudane Dr. Cabdullahi Maxammed Odowa, ayaa booqasho sharafeed ugu tagay Dhiggiisa dalka Türkiye ee New Delhi, Mudane Firat Sunil.

Safiirka Safaradda Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Mudane Dr. Cabdullahi Maxammed Odowa, ayaa booqasho sharafeed ugu tagay Dhiggiisa dalka Türkiye ee New Delhi, Mudane Firat Sunil. Safiirka Turkiga ayaa ugu horreyn soo dhaweeyay dhiggiisa Soomaaliya, Mudane Dr. Cabdullahi Maxammed Odowa, labada masuul ayaa iska wareystay xaaladaha guud ee dalalka Soomaaliya iyo Turkiye intaasi ka…

Mudane Dr. Cabdullahi Maxammed Odowa, ayaa booqasho sharafeed ugu tagay Dhiggiisa dalka Kuwait ee New Delhi, Mudane Meshal Mustafa Jasim Alshemali.

Mudane Dr. Cabdullahi Maxammed Odowa, ayaa booqasho sharafeed ugu tagay Dhiggiisa dalka Kuwait ee New Delhi, Mudane Meshal Mustafa Jasim Alshemali. Labada masuul ayaa ugu horreyn iska wareystay xaaladaha guud ee dalalka Soomaaliya iyo Kuwait, intaasi ka dib ayaa waxaa lagawada hadlay xidhiidhka taariikhiga ee ka dhexeeya labada dal iyo sidii loo xoojinlaha wada shaqeynta…