SAFIIRKA SAFAARADDA J.F.SOOMAALIYA EE DALKA HINDIYA MUDANE AXMED CALI DAAHIR AYAA MAGAALADA DHAKA EE CAASIMADDA DALKA BANGLADHESH, KULAN LA QAATAY ARDAY SOOMAALIYEED EE DALKAASI WAXKA BARATA

Kulanka Safiirka iyo ardayda ayaa ugu horreeyn waxaa halkaasi soo dhaweeyn lagu maamuusay Safiir Axmed oo hawlo shaqo halkaasi u joogay, is-xog wareysi iyo isbarasho laba dhinac ah ka dib waxaa la guda galay ajendaha kulanka. Ardayda wax ka barata dalkaas ayaa warbixin guud ka siiyay Safiirka xaaladda ardayda iyo heerarkooda waxbarasho, sidoo kale waxaa…