Wafdi uu hogaaminayo Dr Sureh Kumar, Xoghayaha Guud (Galbeedka Aasiya,Waqooyiga iyo Bariga Africa ) ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Hindiya ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya

Wafdi  uu hogaaminayo Dr Sureh Kumar, Xoghayaha Guud (Galbeedka Aasiya,Waqooyiga iyo Bariga Africa ) ee  Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Hindiya ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Wafdigaan ayaa waxaa garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde, ku soo dhaweeyay Xoghayaha joogtada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Xamse Aadan Xaadow ,Safiirka Soomaaliya ee…