Soomaaliya iyo Bangladesh oo ka wada hadlay xoojinta
Soomaaliya iyo Bangladesh oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga wadajirka ah Dhaka oo uu ka socday shirka IORA ayaa waxaa Kulan laba geesood ah ku yeeshay Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar oo uu wehlinayo Danjiraha Axmed C Dahir