Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar, oo uu wehlinayo Danjiraha JFS ee dalka Hindiya Mudane Axmed Cali Daahir,ayaa ka qayb galaya shirkii 22-aad ee Golaha Wasiirada ee Ururka Badweynta Hindiya (IORA) oo ka dhacay magaalada Dhaka.