Shirweynaha sannadlaha ah ee horumarinta, ganacsiga, warshadaha, iyo iskaashiga Hindiya iyo Afrika (India Africa growth partnership) ayaa ka furmay magaalada caasimadda ah ee New Delhi dalka Hindiya, waxaana dowladda Soomaaliya ku matalayay danjiraha Soomaaliya ee dalka Hindiya Mudane Axmed Cali Daahir.

Shirweynaha sannadlaha ah ee horumarinta, ganacsiga, warshadaha iyo iskaashiga Hindiya iyo Afrika  (India Africa growth partnership) ayaa ka furmay magaalada caasimadda ah ee New Delhi dalka Hindiya, waxaana dowladda Soomaaliya ku matalayay danjiraha Soomaaliya ee dalka Hindiya Mudane Axmed Cali Daahir.   Shirweynaha 18aad ee Hindiya iyo Afrika oo soconayaa muddo sadax maalin ah ayaa…

Shirweynihii 6-aad ee Badweynta Hindiya ayaa lagu soo gebagebeeyey magaalada Dhaka ee caasimadda dalka Bangladesh

Shirweynihii 6-aad ee Badweynta Hindiya ayaa lagu soo gebagebeeyey magaalada Dhaka ee caasimadda dalka Bangladesh, shirka ayaa inta uu soocday waxaa  khudbado aad u wanaagsan  ka jeediyeen dhammaan dalalkii iyo kooxihii ka soo qeybgalay shirka oo ay ka mid-tahay dowladda Soomaaliya uuna shirkaaas ku matalayey Danjiraha Soomaaliya u jooga dalka Hindiya Mudane Axmed Cali Daahir.…

Shirweynaha lixaad ee caalamiga ah ee badweynta Hindiya ayaa ka furmay caasimadda Bangladesh ee Dhaka maanta oo ah 12ka May, 2023 Danjiraha J.F Soomaaliya ee dalka Hindiya Mudane Axmed Cali Daahir ayaa shirkaas sannadkaan ku matalaya Soomalliya.

Danjire Axmed ayaa shirka ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabaneysa isagoo dowladda Hindiya uga mahadceliyay ka qeybgalka Soomaaliya ee shirka Badweynta Hindiya. Soomaaliya waxay xiriir taariikhi ah la leedahay dowladaha gobolka badweynta Hindiya, gaar ahaan qaarad-hoosaadka Hindiya oo inta badan ku saleysan ka ganacsiga marinnada badda waxaan aad iyo aad u jeclaan lahayn inaan sii…

SAFIIRKA SAFAARADDA J.F.SOOMAALIYA EE DALKA HINDIYA MUDANE AXMED CALI DAAHIR AYAA MAGAALADA DHAKA EE CAASIMADDA DALKA BANGLADHESH, KULAN LA QAATAY ARDAY SOOMAALIYEED EE DALKAASI WAXKA BARATA

Kulanka Safiirka iyo ardayda ayaa ugu horreeyn waxaa halkaasi soo dhaweeyn lagu maamuusay Safiir Axmed oo hawlo shaqo halkaasi u joogay, is-xog wareysi iyo isbarasho laba dhinac ah ka dib waxaa la guda galay ajendaha kulanka. Ardayda wax ka barata dalkaas ayaa warbixin guud ka siiyay Safiirka xaaladda ardayda iyo heerarkooda waxbarasho, sidoo kale waxaa…