Wafdi uu hogaaminayo Dr Sureh Kumar, Xoghayaha Guud (Galbeedka Aasiya,Waqooyiga iyo Bariga Africa ) ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Hindiya ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya

Wafdi  uu hogaaminayo Dr Sureh Kumar, Xoghayaha Guud (Galbeedka Aasiya,Waqooyiga iyo Bariga Africa ) ee  Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Hindiya ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Wafdigaan ayaa waxaa garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde, ku soo dhaweeyay Xoghayaha joogtada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Xamse Aadan Xaadow ,Safiirka Soomaaliya ee…

Hambalyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed guulaha diblomaasiyadeed ee taariikhiga ah ee la gaaray.

Hambalyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed guulaha diblomaasiyadeed ee taariikhiga ah ee la gaaray.   Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Hindiya, mudane Axmed Cali Daahir wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa ummadda Soomaaliyeed guusha taarikhiga ah ee ku biiritaanka bulshada bariga Afrika ee( East African Community ) oo ah dadaal mira dhalay oo muddo socday.   Sidoo…

wasiirka ku xigeenka wasaaradda caafimaad iyo daryeelka bulshada ee xukuumadda fedaraalka Soomaaliya, mudane Xildhibaan Maxamed Xassan Bullaale oo uu wehlinayo Danjiraha dowladda Soomaaliya u jooga dalka Hindiya mudane Axmed Cali Daahir ayaa Maantay kaga qayb galay magaalada Gandhinagar ee gobolka Gujarat kulanka G20 ee halku dhigiisu yahay “One Earth One Health.

wasiirka ku xigeenka wasaaradda caafimaad iyo daryeelka bulshada ee xukuumadda fedaraalka  Soomaaliya, mudane  Xildhibaan Maxamed Xassan Bullaale oo uu wehlinayo Danjiraha dowladda Soomaaliya u jooga dalka  Hindiya mudane Axmed Cali Daahir  ayaa Maantay kaga qayb galay  magaalada Gandhinagar ee gobolka  Gujarat  kulanka G20 ee halku dhigiisu yahay  “One Earth One Health. Wasiirka ayaa madaxda dalalka…

Shirweynaha sannadlaha ah ee horumarinta, ganacsiga, warshadaha, iyo iskaashiga Hindiya iyo Afrika (India Africa growth partnership) ayaa ka furmay magaalada caasimadda ah ee New Delhi dalka Hindiya, waxaana dowladda Soomaaliya ku matalayay danjiraha Soomaaliya ee dalka Hindiya Mudane Axmed Cali Daahir.

Shirweynaha sannadlaha ah ee horumarinta, ganacsiga, warshadaha iyo iskaashiga Hindiya iyo Afrika  (India Africa growth partnership) ayaa ka furmay magaalada caasimadda ah ee New Delhi dalka Hindiya, waxaana dowladda Soomaaliya ku matalayay danjiraha Soomaaliya ee dalka Hindiya Mudane Axmed Cali Daahir.   Shirweynaha 18aad ee Hindiya iyo Afrika oo soconayaa muddo sadax maalin ah ayaa…